Ciidamada Gorgor oo gacanta ku dhigay rag la sheegay in ay katirsan yihiin Al Shabaab (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska Gorgor ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo dhallinyaro ah oo ciidamada sheegeen in ay katirsan yihiin dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiisha ciidamada Gorgor ayaa sheegay in howlgalkan ay ku qabteen xubnahan katirsan Al Shabaab ka fuliyeen deegaanka Bariire iyo duleedkeeda, waxaana xubnahan sheegeen in ay kusoo qabteen xog … Continue reading Ciidamada Gorgor oo gacanta ku dhigay rag la sheegay in ay katirsan yihiin Al Shabaab (Sawirro)